Soomaali, mashkaladdeedu waa nafteeda. Waxay u baahan tahay dib in loo sawiro design-ka nafteeda!?!… Yaa ka fekeray? Yaase sameyn kara oo nafteeda uga gurman kara? >Riix Halkan
Iin kastoy maanta ay qeyb ka miida wadaankii ay ku jirto gacaanta caadoyga oy maanta Muqdisho farxad ka dheertahay, siday farxad ku hirgali marka ay dhimashadu joogto noqoto? >Riix Halkan
Xasuuqaasi oo lagu eedeeyey Ciidamada Itoobiya oo isla maalintaas qarax ay la beegsadeen xoogaga ka soo horjeeda joogitaankooda ayaa la soo xaqiijiyey iney jawaabteeda Aarsiga loogu bedelay in la xasuuqo dad Rayidka ah ee Biri- ma- gooyso ah, oo aysan jirin cid ay denbi ka galeen. >Riix Halkan
Isagoo dadka Somaliyeed iyo waxgaradka in ay iska daayaan jahawareerka lagu jaha wareerinayo dib u heshiisiin aan waxba ka jirin dadka waxgaradka ah ee u baqoolay dibadda waa in ay dalkooda ku soo laabtaan isla markaasna ka xoreyaan cadowga mana soconeyso in lagu riyoodo in ay heshiis kaga baxayaan Itoobiya dalka Somaliya waa in ay ka saaraan kuwa uu ugu horreeyo Mareykanka taas oo ubaahan in lala dagaalamo Tikreega >Riix Halkan
Dood ku dhex martay Ahmed Ismacil Samatar , Abdirazak Haji Hussein iyo Asha A. Kassim oo laga hadlayey ariimaha somaliya iyo xaladda maanta >Riix Halkan
Waan ka adkaanay Abisiiniaya laakiin, guushii aan dhibka badan u soo marnay ayaa cadow naga xoog weyne si gardaro ah nooga qaaday, ka dib Xabashi la siiyey. Waa runtaa waan ku dhowaanay Finfinne weligayana waan jebin jiray, runta iyo xaquna wuu soo bixi, iyagana dib ayaanu ugu celin doonaa buurihii ah ka yimaadeen. >Riix Halkan
Kulanka ay soo qaban qaabiyeen Ururka Midowga Qurba Joogga Soomaaliyeed (United Somali Diaspora) ee saldhiggiisu yahay Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis, Sabti Nov 24, 2007. Kulankaas oo ay ka soo qayb galeen dadweyne aad u tiro badan oo lagu qiysaaya ilaa sagaal boqol (900) oo qof iyo ka badan ayaa qodobadii loogaga hadlay waxaa ka mid ahaa: >Riix Halkan