World Somali Congress
Somali > Wararka

Maqaalada waaxdan

Gabre iyo Madaxweynaha DFKMG Yuusuf gacan ka hadal dhex maray.? (Wararka)

sabti 23 febraayo 2008
Wararka aanu ka heleyno qaar kamid ah Mas’uuliyiinta gobalka Banaadir ayaa xaqiijiyeen inuu khilaaf weyn soo kala dhex galay Madaxweynaha DF Cabdilaahi Yuusuf Axmed iyo Gen. Gabre oo ah Jeneraalka ugu darajada weyn saraakiisha Ethiopian-ka ee Somalia joogta. Khilaafkaan ayaa la xaqiijiyay inuu (...) > Riix Halkan

Mujaahidiinta oo Xalay Guul-darro Dhabarka u saariyay Ciidamada gumaysiga Tikreega (Wararka)

khamiis 17 Janaayo 2008
Meelaha ay Mujaahidiintu Madaaficda iyo Hoobiyaasha la dheceen ayaa waxaa kamid ah Isbitaalkii hore ee Dikfeer Riix Mahan > Riix Halkan

Ciidamada Mujaahidiinta oo Xalay saqdii Dhexe la wareegay degmada Qabsax Dheere (Wararka)

khamiis 17 Janaayo 2008
Ciidamo aad u hubaysan oo katirsan Mujaahidiinta ayaa Weerar ku qaaday qansax dheere Riix Mahan > Riix Halkan

Maleeshiyada Kooxda Mbgati ee shaqaalaha Tikreega ah oo Masjid kuyaalla Suuq bacaad gabood fal ka geystay Xalay (Qaadisiya)) (Wararka)

axad 30 décembre 2007
Hawlgalladooda ayaa lagu soo waramayaa in ay ku qabqabteen sida caadada u ah dad fara badan oo rayid ah oo aanan waxba kagelin waxa ka dhacaya magaalada Muqdisho, waxaana dadkaasi tiradooda lagu qiyaasay labaatameeyo sida dadka deegaanadii la baaray ay u xaqiijiyeen Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya. Halkan Riix->http://www.qaadisiya.com/2007/December/news_30_12_20074.htm] > Riix Halkan

Afhayeenkii Gobolka Banaadir oo la dilay (Wararka)

axad 30 décembre 2007
Afhayeenkii maamulka gobolka Banaadir Maxamed Muxiyadiin Cali ayaa saaka lagu dilay qarax miino oo kuwa gacanta laga hago ah Halkan Riix > Riix Halkan

Askari Ciidamada Itoobiyaanka oo isku soo Dhiibay (Xornimo) (Wararka)

khamiis 27 décembre 2007
Halkan riix > Riix Halkan

Benazir Bhutto ayaa la dilay (BBC) (Wararka)

khamiis 27 décembre 2007
Ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan Benazir Bhutto, ayaa la dilay iyadoo qudbad markaa u jeedisay taageerayasheeda, waxaa kaloo qarax weyn oo halk aasi ka dhacay ku dhintay ugu yaraan 15 qof oo kale. Halkan riix > Riix Halkan

Muddo 6-saacadood Gudahooda oo qaraxii labaad Baydhabo ka dhacay maanta (Wararka)

khamiis 6 décembre 2007
Qaraxa ayaa waxaa loo adeegsaday Bam-gacmeed, waxaana looga dhiibay dhanka Riix Mahan > Riix Halkan

Mujaahidiinta Soomaaliyeed oo xalay weerar ku qaaday fariisimo badan oo Tikreega (Wararka)

khamiis 6 décembre 2007
Xaafadda Black Sea, Baar Ubax iyo fariisimo kale oo ay Tikreega dalka kusoo duulay kuleeyihiin Riix Mahan > Riix Halkan

Sh.Shariif Sh.Axmed oo sheegay in Hadalka Nuur Cadde aanu wax jiro aheyn (Wararka)

arbaca 5 décembre 2007
Sheekh Shariif waxa uu si cad u sheegay dhibaatada in uusan aheyn Geeddi lakin ay tahay Riix Mahan > Riix Halkan

Soo dhaweyn | Xidhiidh | Nidaamka siteka | Statistik | Na soo bogday : 92682

     RSS so RSSSomali RSSWararka  

1000 Brookfield Rd suite A Ottawa; Ontario K1V 2J6
Tel : (613) 730-6396 Cell: (613) 884-6396 Fax: (613) 730-7751