World Somali Congress
Somali > Ogeysiis

Maqaalada waaxdan

Buuga Ma na’xe uu qorey Omar Kahin Ainache (Allaha u naxariiste) (Ogeysiis)

axad 11 mai 2008 Qore abdillahi
Buugan taarikh galka ah ee “MA NAXE” xasuus iyo qiimayn qaranimo huwan waxa hagar la’aan ugu qoray Cumar Kaahin Caynaashe, isagoo jeclaystay in uu idinla wadaago halgan kii siyaasadeed ee noloshiisa oo ku salaysan marxaladihii dadka reer Jabuuti uu soo mariyay gumaysigii Fransiisku. Cumar Kaahin (...) > Riix Halkan

Abisiinia: halkey ka timid iyo haalkey ku danbeyn (Ogeysiis)

sabti 11 Agoosto 2007
Halkan riix > Riix Halkan

Ka: W S C Abaabulka GUDDIGA QARAN EE DIB-U-XOREYNTA JAMHUURIYADDA SOOMAALIYEED (Ogeysiis)

sabti 7 juillet 2007
Ku: 1. Walaalayaashii adduunka meel walba sida firfircoon noogala qaybgalay bannaanbaxyadii caalamiga ahaa ee bilihii Maarso iyo May 2007. 2. Iyo inta kale ee badan ee diyaarka u ah inay nala hawlgalaan oon iska kaashanno sidii Somali Republic looga xoreyn lahaa cadowga (...) > Riix Halkan

kani galbay ku kala mooyee (Ogeysiis)

isniin 26 maarso 2007 Qore webmaster

Codsi (Ogeysiis)

arbaca 7 maarso 2007
Dadka ku nool wadankii hooyo Walaalaha gudaha waxaan kula talinaynaa mudaaharaadkaasi inay uga qayb galaan sida soo socota, in qofkastaa yar iyo weyn ay guryyahooda ku sugnaadaan ilaa salaada Jimce 12:00pm waqtiga Soomaaliya oo cadow maahee wax kale oo socda dariiqa la arag. Sidaasna ay ku (...) > Riix Halkan

La Xidhiidh Banaanbax qabanaabiyaashan (Ogeysiis)

arbaca 28 febraayo 2007
Waxaa dhamaan walaalaha lagu wargelinayaa in ay la xidhiidhaan dadka ku qoran wadamada ay joogaan hadba magaaladii u dhow: telefoon ama email, hadba kii u suurta geli kara. 1. Wadanka Sweden kulene31@gmail.com Ibrahim Saalax ibra88@hotmail.com Yusuf Axmad tel 41-3350446 2. Wadanka (...) > Riix Halkan

Soo dhaweyn | Xidhiidh | Nidaamka siteka | Statistik | Na soo bogday : 92682

     RSS so RSSSomali RSSOgeysiis  

1000 Brookfield Rd suite A Ottawa; Ontario K1V 2J6
Tel : (613) 730-6396 Cell: (613) 884-6396 Fax: (613) 730-7751