Soomaali, mashkaladdeedu waa nafteeda. Waxay u baahan tahay dib in loo sawiro design-ka nafteeda!?!… Yaa ka fekeray? Yaase sameyn kara oo nafteeda uga gurman kara? >Riix Halkan
Sheekh Shariif oo wareysi dheer siiyay Telefishanka Universal ayaa si weyn ugu dheeraaday doorkooda ku aadan sidii ay wax uga qaban lahaayeen in dalka lagu soo dabaalo nabad iyo dib u heshiisiin dhex marta dhinacyada isku siyaasadda dalka >Riix Halkan
Iin kastoy maanta ay qeyb ka miida wadaankii ay ku jirto gacaanta caadoyga oy maanta Muqdisho farxad ka dheertahay, siday farxad ku hirgali marka ay dhimashadu joogto noqoto? >Riix Halkan
Wasaaradda ganacsiga ee sucuudiga ayaa maanta sheegtay in Israa’iil ay soo marsiineyso badeecadahani wadamada Djibouti iyo Yemen si loosoo galiyo Somalia. >Riix Halkan
Xasuuqaasi oo lagu eedeeyey Ciidamada Itoobiya oo isla maalintaas qarax ay la beegsadeen xoogaga ka soo horjeeda joogitaankooda ayaa la soo xaqiijiyey iney jawaabteeda Aarsiga loogu bedelay in la xasuuqo dad Rayidka ah ee Biri- ma- gooyso ah, oo aysan jirin cid ay denbi ka galeen. >Riix Halkan
Isagoo dadka Somaliyeed iyo waxgaradka in ay iska daayaan jahawareerka lagu jaha wareerinayo dib u heshiisiin aan waxba ka jirin dadka waxgaradka ah ee u baqoolay dibadda waa in ay dalkooda ku soo laabtaan isla markaasna ka xoreyaan cadowga mana soconeyso in lagu riyoodo in ay heshiis kaga baxayaan Itoobiya dalka Somaliya waa in ay ka saaraan kuwa uu ugu horreeyo Mareykanka taas oo ubaahan in lala dagaalamo Tikreega >Riix Halkan
Dood ku dhex martay Ahmed Ismacil Samatar , Abdirazak Haji Hussein iyo Asha A. Kassim oo laga hadlayey ariimaha somaliya iyo xaladda maanta >Riix Halkan